Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Shaqo la’aanta Dalka ka jirta ayaa waxaa ay Dhalinyaro badan bartay maareynta hadba sida ay noloshoodu u soo marto taasina waxaa ay sababtay inay aqbalaan marxaladaha kala duwan ay kala kulmaan Nolosha.
Qaar kamid ah Dhalinyarada ku nool Magaalada Dhoobley ee Gobalka Jubbada Hoose oo ah kuwa ku xaamasha dhabarkooda islamarkaana dajiya ama rara Baaburta Xamuulka ayaa Warbaahinta Sanguuni uga warbixiyay Shaqadooda iyo Caqabadaha ay la kulmaan.
Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixinatan ku eegaya