Muqdisho oo lagu soo bandhigay warbixin ku saabsan mashaariicda ay maalgeliso Hay’adda UNICEF.

0
50

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Qorsheynta XFS ayaa Magaaaada Muqdisho ku soo bandhigtay warbixin ku saabsan mashaariicda ay maalgeliso Hay’adda UNICEF.

Warbixinta ayaa lagu faah-faahiyay mashaariicda ay Unicef ka taageerto Soomaaliya gaar ahaan kuwa laxariira adeegyada bulshada.

Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramaya