Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kulan ay soo qaban Qaabisay Wasaarada Awqaafta iyo arimaha islaamka Xukuumada soomaliya islamarkaana looga hadlaayay arimaha qoyska, nabad dhiska iyo midnimada bulshada ayaa waxaa ka qeyb galay haweenka, Aqoonyahanada ah iyo sido kale masuliyiin ka tirsan wasaarada diinta iyo awqaafta waxaana lagu qabtay Magaalada Muqdisho.
Maxamed Cali Samow. ayaa faah-faahinaya