Muqdisho oo laga daahfurtay aqoon isweydaarsi ku saabsan shirka Isbeddelka Qorshaha Qaranka ee 2025-2029.

0
125

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Shirka Isbadalka Qaranka oo uu daah furay Wasiirka WasaaradaQqorsheynta XFS oo ay ka qeyb galeen mas’uuliyiin kala duwan ayaa lagu qabtay Magaalada Muqdisho

Shirkan ayaa lagu soo bandhigay fikradaha iyo macluumaadka dhinaca isbadalka Qaranka oo ay kamid yihiin arimaha Bulshada, Dhaqaalaha iyo Horumarka dhinaca Maalgashiga.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa faah-faahinaya