Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha Guddiga Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda Iyo Midnimada ahna Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali-Xoosh Iyo Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha XFS Xildhibaan Xasan Maxamed Eelaay ayaa fagaaraha Daljirka Daahsoon Waqti kula qaatay Shacabka Soomaaliyeed ee u dabbaal-daagayay Munaasabadaha Maalmaha Xorriyadda.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa