Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Munaasabad Shahaadooyin lagu siinayay in ka badan 18 Haween ah oo bartay xirfado kala duwan ayaa lagu qabtay Xarunta Tababarada iyo hormarinta xirfadaha Haweenka ee Magaalada Dhoobley ee Gobolka jubbada Hoose.
Xamdi Sugow Lamaane. ayaa warbixintan ku eegeysa