Munaasbad lagu daahfurayay Todobaadka dhaqanka Jaamacadda Kismaayo oo lagu qabtay Magaalada Kismaayo.

0
94
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Munaasbad lagu daahfurayay Todobaadka dhaqanka oo ah barnaamij sanadkiiba mar ay Jaamacadda Kismaayo qabato si kor loogu qaado fahamka iyo dhaqanka sooyaalka Somaalida ayaa ka qabsoomay Magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada hoose.
Daahfurka todobaadka dhaqanka ayaa waxa ka so qeyb galay arday, macalimiin, waalidiin, culima’udiin, Maalmulka jaamacada, masuuliyiin iyo marti sharaf kale.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa