(Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Jamacada daaha fareecada Magalaada Kismaayo ayaa kulan soo dhawayn ah u qabatay Ardayda cusub ee sanad daraaseedka ku soo biirtay Jaamacada.
Kulankan soo dhawaynta ah ayaa waxaa ka soo qabgalay masuuliinyiin ka socotay Wasaarada Waxbarashada jidaha iyo tacliinta sare ee Jubbaland maamulka iyo macalimiinta iyo Ardayda waxkabarata Jamacada iyo marti sharaf kale.
Khadar Axmed Salaan.ayaa fah-faahinaya