Munaasabad Shahaadooyiin lagu gudoonsiinayay Arday Dhameysay Fasalka 8-aad oo lagu qabtay Dhoobley

0
11

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Munaasabadan oo ahayd mid si heer sare ah loo soo Agaasimay Islamarkaana Shahaadooyiin lagu gudoonsiinayay Arday ka gudubtay Imtaxaanka shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad Dugisiga Hoose, Dhexe,Sare ee Cumar Binu Khadaab sanad dugsiyeedkii 2023/24 ayaa waxaa kasoo qeyb galay Maamulka Degmada, Agaasimaha Waxbarashada ee Degmada, Culumaa’udiin, Waalidiin, Macalimiin, Arday iyo marti sharaf kale.

Maxamed Cali Samow.ayaa fah-faahinaya