Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Munaasabada Shahaadooyin lagu gudoonsiinayay ku dhawaad 25 Gabdhood oo bartay xirfada Cilaan saarka ayaa lagu qabtay xarunta tababarada Haweenka ee Deegaanka Dhoobley.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa.
Audio Player