Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Munaasabadan oo aheyd mid Tababar loogu soo xidhayay Islamarkaana Shaahaadooyin lagu Gudoonsiinayay Gabadho Bartay Farasmada gacanta Gaar ahaan Sameynta Dacsadaha Guryaha la dhigto ayaa lagu qabatay Degmada Dhoobley ee Gobalka Jubbada Hoose.
Tababarkan ayaa waxaa Bixinay Gabadho ka socday Ciidamada Nabad ilaalinta u joga Soomaaliya ee ATMIS Qeybta labaad ee Fahigoodu yahay Magaalada Dhoobley.
Waxaa Munaasabada Goob joog ahaa Masuuliyiin ka socday Degmada Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Jubbaland iyo sido kale Taliyaha Ciidamada ATMIS Qeybta labaad ee fadhigoodu yahay Degmada Dhoobley.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya