Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Shaqada iyo arimaha bulshada Jubbaland ayaa Magaalada kismaayo ku qabatay Munaasabad lagu xusayay Maalinta Shaqaalaha Adduunka.
Xaflada lagu xusayay maalinta Shaqaalaha Aduunka ayaa waxaa kasoo qeyb galay xubna ka kala socday golaha Wasiirada Dowlad Goboleedka Jubbaland, xillibaano, Agaasimayaal, gudiga shaqada iyo shaqaalaha Jubbaland, Maamulka Gobolka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya