Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xafladan oo ahyd mid lagusoo gabagabeeynayey sanad dugsigeedka waxbarsho ee iskuulka horyaal oo ah goob wax lagu baro caruurta baahiyaha gaarka ah qaba ayaa lagu qabtay magaala dhuusmareeb ee caasimadda Galmudug.
Munaasabadda waxaa ku sugnaa xubno ka socday ururka horyaal ee aas aasay dugsigaan, gudoomiyaasha xafadaha Dhuusamareeb qaar ka mid ah, waalidin dhalay ardeyda ,ardayda iskuulka iyo martisharaf kale.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya