Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Beeraha XFS ayaa Magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabad lagu soo bandhigayay dhallinyaro baratay hal abuurka casriga ah ee beeraha.
barnaamijka waxa sii wadajir ah uu fulinayey Jamacadda jamuuriya iyo Wasaaradda Beeraha XFS iyaado ujeedadu tahay dhiirogalinta Dhalinyarada si ay door muuqda uga qataan horumarinta wax soo saarka.
Naxwo Axmed Kadiye. ayaa ka warramaysa