Munaasabad lagu daahfuraayay tartan Qur’aanka Kariimka ah Oo lagu Qabtey Magaalada Baydhabo

0
126

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxaa Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Baay Lagu Qabtey Tartanka Qur’aanka Kariimka Kaasi oo ay ka soo qeyb galeen ardey laga soo kala xushey ku dhowaad kontan Madaraso oo ku yaala xaafadaha magalada baydhabo Waxaana Madarasa Welba Laga Soo xushey Labo ardey kuwaasi oo ku tartami doona toban iyo shanta jus iyo sodonka jus ee qur’aanka kariimka.

Khadar Axmed Salaan. ayaa faah faahinaya