Munaasabad lagu daah furyay Companiga Smart oo lagu qabtay Dhoobely

0
169

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Munaasabad lagu daah furayay Company ka shaqeyn doona Sameynta ID Carda, Leysimada Baabuurta, Shatiyada Ganacsiyada iyo adegyo kale ayaa lagu qabtay Degmada Dhoobley.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad.ayaa warbixintan ku eegeysa