Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gudiga Shaqaalaha Rayidka ee maamulka hirshabelle ayaa jowhar ka daah furay Sharciga Shaqaalaha Rayidka Iyo sharciga shaqaalaha maamulka hirshabelle waxaana ka soo qeyb galay mas,uuliyiin ka tirsan labada gole ee maamulka Hirshabelle iyo bulshada rayidka qeybaheeda kala duwan.
Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa faah faahineysa