Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Masuuliyiin iskugu jira Heer Federaal iyo heer Dowlad goboleed iyo Qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa Magaalada Muqdisho uga qeyb galay Munaasabad lagu daah furayay Nidaamka Dhijitaalka Dad-dhigsita Mideysan islamarkaana ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Arimaha Gudaha XFS.
ugu horeyn waxaa Munaasabadda hadalo ka jeediyay Wasiirka arimaha Gudaha Federalka iyo Dibu heshiisiinta XFS Mudane Cali Xoosh ayaa sheegay in aan nidaamkan aan wax lacag ah looga qaadeynin Bulshada Soomaaliyeed.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya