Munaasabad Lagu Ciidsiinay In kabadan 300 boqol caruur agoon ah oo lagu qabtay Galkacyo.

0
71

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Masuuliyin Ka kala tirsan Dawladdaaha Galmudug iyo Puntland ayaa Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug uga qeybgalay munaasabad Lagu Ciidsiinayey 300 boqol oo caruur Agoon ah Kuwaas oo aabayaashood ku geeriyoodeen dagaalladii Sokeeye ee Ka dhacay Gobalka Mudug.

Munaasabadda ayaaa wax goob joog aha maamuladda Magalada Galkacyo ee Galmudug iyo Puntland, Aqoonyahano iyo qeybaha kala duwan ee bulshada Magaalada Galkacyo.

Khadar Axmed Salaan. ayaa faah-faahinaya