Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ururka Dhaqaatiirta Jubbaland ayaa munaasabad caleema saar ah u qabtay Golaha fulinta iyo Golaha dhaxe ee Ururka dhaqaatiirta Jubbaland ee dhawaan lagu doortay magaalada Kismaayo.
Munaasabadda Caleema saarka waxaa kasoo qeyb galay xubno ka mid ah Wasiirada Jubbaland gaar ahaan Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka, Wasiirka arimaha gudaha, Wasiir kuxigeeno, Wasiiru Dowlayaal, qaar ka mid ah mudanayaasha Golaha Wakiilada, Guddoomiyaha Gobalka Jubbada Hoose, Maamulka Degmada Kismaayo, Odayaasha Dhaqanka, Ururka Haweenka , Ardeyda Jaamacadaha, Bahda Saxaafadda, iyo bulshada qeybaheeda kala duwan.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya