Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xafladdan oo ay maamulka iyo macallimiinta iskuulka ku sagootinayeen ku dhowaad 60 arday oo sanadkan ka qalin-jebinaya iskuulka Hoose dhexe iyo saree e Ablaal Guriceel ayaa lagu qabtay xarunta iskuulka waxaana ka qayb-galay Masuuliyiin ka socday maamulka Degmada Guriceel.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya