Munaasabad ay ku qalin jabinayeen Arday bartay farsamada gacanta oo lagu qabtay Degmada Baladxaawo.

0
21

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Munaasabad balaaran oo ay ku qalin jabinayeen in ku siman 573 ardey oo wax ka baratay machadka farsamada gacanta ee Somtec ayaa ka qabsoontay Degmada Baladxaawo ee Gobolka Gedo.

Munaasabadan ayaaa waxaa goob joog ka ahaaa Ardey Waalidiiin Maamulka Degmada iyo Marti sharaf kale.

Ugu horeentii waxaa madasha ka hadlay Guddoomiyaha Degmada Baladxaawo Mudane Cabdicasiis Xareed Cabdullaahi isagoona ku dhiiragaliyay Ardeyda baratay farsamada gacanta in dadkooda iyo dalkooda wax ugu qabtaan.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya