Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Mudanayaasha Golaha Shacabka ee BJFS ayaa akhrinta koowaad marsiiyay Heshiiska ku biirista Urur Goboleedka iskaashiga dhaqaalaha Bariga Afrika Kaasoo ku furmay 139 xildhibaan waxaana shir gudoonsiiyay gudoomiye ku xigeenka xildhibada golaha shacabka sacdiyo yaasiiin xaji samatar.
Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramaya