Mid kamid ah MCH-yada magaalada dhoobley oo ka warbixiyey waxyaabaha ay u qabtaan Hooyada iyo dhalaanka

0
236
Nurse Fartun Said Abdalla, a female nurse, speaks with Kawsar Ibrahim Osman about her son Bilal in the inpatient therapeutic feeding centre in Mudug Regional Hospital in Galkayo city, Somalia.

Dhakhaatirta ka howlgasha MCH-ka xaafada boosniya ee magaalada dhobley ay aka warbixiyey Xaladaha ay ku sugan yihiin hooyada iyo dhalaanku

inta badan hooyada iyo dhalaanku waa kuwa u nugul xanuunada mana helaan goob caafimaad oo iyaga u gaar ah xarumaha MCH-yada marka aad booqatana dadka ugu badan ee ay indhahaagu qabanayaa waa hooyo iyo dhalaankeedi oo daawo u soo doontey goobta

Xamdi Sugow Lamaane