Mid kamid ah haweenka Baladweyne oo bilowday in ay soo saarto kareemo dabiiciga ah.

0
112

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Bil kheyr Maxamed Cabdi oo kamida ah Haweenka ku nool Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobalka Hiiraan ayaa la timid hal abuur ganacsi kaasi oo ah in ay soo saarto kareemada dabiiciga ee jirka ay Haweenka marsadaan.

Xaruunteed ganacsi ayaa ku taalo Xaafadda Bundawyne ee Magaalada Baladweyne.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa