Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Nafaqo-daradu waa xaalad halis ah oo dhacda marka uu qofku cuno cunno, taasoo aheyn xaddiga nafaqada saxda ah ee jirka u baahan yahay.
Nafaqo-daridu waxay saameysaa korniinka jidhka iyo maskaxda caruurta yar yar taasi oo saameyn caafimaad ku reebi kartaa caruurta.
Dhaqaatiirta ayaa inta badan ka diga halista caafimaad daro iyo saamaynta ka dhalan karta nafaqa darada.
Waa kuwan qaar kamid ah bulshada ku Magaalada Dhoobley oo ka warbixiyay sida ay uga taxadaraan nafaqaynta caruurtooda.
Dhanka kale Dr Cabdi Xasan oo ka mid ah dhaqaatiirta Magaalada Dhoobley ayaa dhankiisa ka warbixinaya saamaynta caafimaad ee ka dhalan karta nafaqa darada.
Maxamed Cali Samow.ayaa warbixintan ku eegaya