Mid kamid ah Dhaqaatiirta Dhoobley oo kawarbixiyay xaaladaha caafimaad darro ee ka dhalan karta naas nuujin la’aanta caruurta.

0
140

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Madaxa Isbitaalka Hooyada iyo dhalaanka xaafada Bosniya ee Degmada Dhoobley ayaa ka warbixisay xaaladaha caafimaad darro ee ka dhalan karo hadii aan caruurta la siin naaska Hooyada.

Maxamed Cali Samow.ayaa warbixintan ku eegaya