Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Dr Cabdi Caydiid oo kamid ah Dhaqaatiirta Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose ayaa bulshada ugu baaqay in markasta oo uu xanuun soo wajaho ay aadaan goobaha Caafimaadka si ayna u isticmaalin Dawooyiin aan munaasab ahayn.
Maxamed Cali Samow. ayaa warbixintan inooga diyaariyay