Mid kamid ah Dhalinyarada ku nool Deegaanka Dhoobley oo layimid hal abuur ganacsi oo aan horay Deegaanka uga jirin.

0
166

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Maxamed Amin Axmed oo kamid Dhalinyarada Deegaanka Dhoobley ayaa layimid hal abuur ganacsi oo cusub kaasi oo ay shaqo abuur ka heleen Dhalinyaro kale oo Deegaanka ah.

Xasan Maxamed Cabdullahi. ayaa warbixintan inooga diyaariyay