Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Beeralayda magaalada Baydhabo gaar ahaan kuwa qudaarta ayaa sheegaya in ay ku jiraan xiliyada ugu adag ee beeraha la abuurto.
Iyadoona xiligaani ay ku yar yihiin biyaha lagu waraabiyo biyaha, taasi oo sedaxdii maalin ay soo marto wax ka yar sedax sac oo loo ogal yahay inay beertooda ku waraabistaan.
Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya