Mid kamid ah Dhakhaatiirta ka howlgala Dhuusmareeb oo bulshada ugu baaqay inay lasocdaan xaaladooda caafimaad.

0
164

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Iyadoo xanuunka Dhiikarka uu kamid yahay xanuuno badan oo dalkeena ka jira oo inta badan bulshadu ay la nool yihiin kaaso dhibaatooyin ku keena bulshada ayaa Dr Cabdimaalik Cabdullaahi Shidane oo kamid ah Dhaqaatiirta ka howlgala Magaalada Dhuusamareeb ayaa ka hadalay dhibaatooyinka u leyhay xanuunka Dhiikarka.

Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan ku eegaya