WARARKA Mid kamid ah ah hay,adaha Ka howlgala Deegaanka Dhoobley oo Wacyigalin ku saabsan Covid-19 u sameysay Qaar kamid ah Iskuulaadka Degaanka. By admin - April 6, 2021 0 247 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Qaar kamid ah Hay,adaha ka howlgala Deegaanka Dhoobley ayaa bilaabay in ay Iskuulaadka ku yaaala magaalada ka Wacyigaliyaan soo laba kaclaynta Covid-19. Maxamed Cali Samow. ayaa warbixintan inooga diyaariyay https://radiosanguuni.so/wp-content/uploads/2021/04/warka-SAMOW-wacyigalinta-ARC-ALIGHT.mp3