Mid ka mid ah dhaqaatiirta Baladweyne oo bulshada ku booriyay inay iska talaalan cudurada dabeysha iyo jadeecada.

0
123

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Dr Cabdi Casiis Ciro oo kamid ah Dhaqaatiirta ka howlgala Magaalada Baladweyne ayaa ku booriyay bulshada magaaladaasi inay iska talaalan cudurada dabeeysha, Jadeecada iyo xanuunada kale si loo helo bulsho caafimaad qabta.

Maxamed Cali Samow.ayaa warbixintan ku eegaya