Mid ka mid ah Beeraleyda Baydhabo Oo Ka Waramay Maalgelin loogu Sameeyay Beertiisa.

0
139

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Sida lawada ogyahay dadka ku nool gobolada koonfur galbeed soomaaliya waxay is kugu jiraan beeralay, xoolo dhaqato iyo kuwo ku tiirsan kalluumeysiga, afartii sano ee la soo dhaafay dalka soomaaliya gaar ahaan KGS waxey ka mid aheyd deeganada sida aadka ah u saameysay abaarta.

Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan ku eegaya