Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni) MCHKA Xaafadda Boosniya ee Magaalada Dhoobley ayaa waxa dhawaan u dhameystirmay adeego caafimaad sida ay Radio Sanguuni u sheegen hawl waadenada ka howlgala xaruntan caafimaad iyadoo dhawaan dayactir lagu sameeyey.
MCH-kan ayaa muhiim u ah bulshada deegaanka Dhoobley iyadoona ay maalin walba yimaaddaan haween Uurreey ah, kuwa nuujiya iyo walbiba dad kale.
Xamdi Sugow Lamaane ayaa faah-faahinaysa