Maxay yihiin Caqabadaha hortaagan soo nooleynta Hidaha iyo Dhaqankii Soomaaliyeed?

0
173

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Hidaha iyo dhaqanka Soomaaliyeed ayaa ah mid so jireen ah iyado sanadihii dambe uu noqday mid gaabsi ku yimid sidaas oo ay tahay waxaa jira dad yar oo wali ka shaqeeya Soo noleynta Hidaha iyo dhaqanka Soomaliyeed.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa warbixintan ku eegeysa