Maxay tahay doorka kaga aadan Hooyooyinka Soomaaliyeed soo saarista ubada wanagasan oo ka dhax muuqada bulshada.Warbixin ayaan idin kaga heynaa

0
194

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qaar kamid ah Hooyooyinka Soomaaliyeed ee ku nool Degmada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa kawarbixiyay doorka kaga aadan Hooyooyinka Soomaaliyeed soo saarista ubada wanagasan oo ka dhax muuqda
bulshada.Naxwo Axmed Kadiye ayaa warbixin inooga diyaarisay