Maxaabiista Falastiiniyiinta ee la sii daayay oo qoysaskooda la kulmay.

0
48

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maxaabiista Falastiiniyiinta ee lasii daayay ayaa la kulmay qoysaskooda iyagoo laabta is geliyay isuna ooyay.

Bas siday maxaabiistan ayaa gaaray Ramallah oo Daanta Galbeed ah.

Wadarta 183 maxaabiis Falastiiniyiin ah ayaa la filayaa in maanta la sii daayo tan oo qeyb ka ah heshiiska xabbad-joojinta ee u dhaxeeya Israa’iil iyo Xamaas.