Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ceelbiyoodka deegaanka Awdiinle oo qiyaastii 28 KM u jira magaalada Baydhabo ee gobolka Bay islamarkana dhisan ku dhawaad Nus qarni ayaa waxaa xiligaan heyasto matoor la’aan kaasoo u bahan matoor biyaha loga saaro.
Biyaha ceelka ayaa waxaa ku tiirsan bulashada ku nool Deegaanka Awdiinle iyo nawaxigeeda kuwasoo ka helo biyo ku filan.
Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya