Masuulyiin ka tirsan Jubbaland oo kormeeray dhismaha Xabsiga cusub ee Kismaayo.

0
61
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arimaha Dastuurka Jubbaland oo uu wahelinayo Wasiirka Wasaarada Amniga gudaha iyo Shirkadda gacanta ku haysa dhismaha xabsiga ee UNOPS ayaa maanta kormeeray dhismaha Xabsiga weyn ee Magaalada Kismaayo.
Xabsigan oo laga hirgalinayo waqooyiga Magaalada Kismaayo ayaa hadda heer gabogabo ah marayaa, waxa uuna dabooli doona baahida dhinaca xabsiyada ah ee ka jirta Magaalada.
Khadar Axmed Salaan.ayaa fah-faahinaya