WARARKA Masuuliyin ka tirsan Jubbaland oo kulan la qaatay Madax ka socday Hay’adaha Qaramada Midoobay By admin - June 24, 2025 0 47 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Howlaha Guud dib udhiska iyo Guriyeynta Dowlada Jubbaland ayaa kulan Muhiim ah la qaatay Masuuliyiin ka socday Hay’adaha UNICEF iyo WFP. Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya https://radiosanguuni.so/wp-content/uploads/2025/06/warka-khadar-Wasiir-kuxigeenka-Wasaaradda-Howlaha-Guud-dib-udhiska-iyo-Guriyeynta-Dowlada-Jubbaland-oo-kulan-Muhiim-ah-la-qaatay-Masuuliyiin-ka-socday-Hayadaha-UNICEF-iyo-WFP.mp3