Masuuliyiinta Caafimaadka deegaanka Dhoobley oo ka digaya in xanuunka Jadeecadu uu ka dilaaco Dhoobley

0
198

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)Isu duwaha Wasaaradda Caafimaadka Jubaland ee deegaanka Dhoobley Nuur Biixi Cusmaan oo waraysi gaar ah siinayay Radio Sanguuni ayaa ka hadlay xaaladda Caafimaad ee deegaanka,  sidoo kale waxa uu isu duwuhu ka digay in xanuunka Jadeecadu uu ka dilaaco deegaanka.

Cumar Maxamed Dayib ayaa warbixintan inooga diyaariyey.