Masuuliyiin katirsan Jubbaland oo booqasho ku tagay Tuulooyin hoostaga Deegaanka Boholgaras.

0
107

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiir ku xigeenka Wasaaradda xanaanada xoolaha Jubbaland ayaa waxaa uu kormeer shaqo ku tagay tuulooyinka ay kamid yihiin god cubsbo.

Wasiirka ayaa kawarbixiyay xaalada Deegaanada uu booqday iyo waxaa uu ku soo arkay oo ay kamid yihiin sidii looga faa’iidaysan lahaaa khayrdka Deegaanka uu leeyahay ay kamid tahay cusbada laga helo Deegaanka.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya