Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Munaasabadan ayaa ujeedkeedu wuxuu ahaa dhirogalinta arday ka qalin badalatay jaamacadda zamzam faraceeda magaalada jowhar kuwaas oo bartay cilmiga beeraha.
Munaasabada ayaa waxaa kasoo qeyb galay xubno katirsan labada gole ee \Dowlad Goboleedka Hirshabele iyo marti sharaf kale.
Mahad Axmed hHilowle oo ah maamulaha Jaamacada Zamzam faraceeda Magaalada Jowhar ayaa faah faahin kabixiyay marxaladihii kala duwanaa oo ay soo mareen ardayda qalin badalatay.
Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa warbixintan ku eegaya