Masuuliyiin ka tisan Dowlada Jubbaland oo gaarsay Deegaanka Raskaambooni.

0
29

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Jubbaland oo ay wehelinayeen Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Kallumaysiga iyo Dhaqaalaha Buluuga ah Jubbaland iyo sido kale Xildhibaano ka tirsan Golaha Wakiilada Jubbaland ayaa kulan la qaatay Odayaasha dhaqanka Deegaanka Raaskambooni ee Gobalka Jubbada Hoose.

Odayaasha dhaqanka Deegaanka Raaskambooni ayaa Masuuliyiinta uga warbixiyay Baahiyaha aas aasiga ah ee ka jira Deegaanka.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya