Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug oo xariga ka jaray Masjidka Dacwa ee Degmada Cadaado.

0
109

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Munasabad si heer saro ah loo soo agsimay oo lagu daah furyay masjidul Dacwa ayaa lagu qabtay Magaalada Cadaado ee Maamulka Galmudug.

xarig jarka Masjidka Dacwa oo ka mida Masaajida ugu wayn Gobolada dhexe ee dalka ayaa waxaa ka soo qeyb galay masuuliyiin ka tirsan DFS iyo Maamulka Galmudug.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa fah-faahinaya