Masuuliyiin ka tirsan KGS oo Kormeeray Isbitaalka guud ee Degmada Afgooye.

0
33

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Masuuliyiin ka tirsan Maamulka K/Galbeed Soomaaliya ayaa kormeer ku tagay Isbitaalka guud ee Degmada Afgooye ee Gobalka Shabellaha Hoose.

Wafdigaasi ayaa waxaa hor kacayay Guddoomiyaha Gobalka Shabellaha Hoose iyagoona u kuur galay xaalada Guud ee Isbitaalka Degmada.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya