Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kormeer ay si wada jir ah u sameyeen Wasiirada Wasaaraddaha Waxbarashada, Haweenka iyo Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Cafimaadka Konfur Galbeed ayaa waxaa ay ku tageen xarunta lagu tababaro gabadhaha barta cilmiga umulisanimada taas oo ku taalo Magaalada Baydhabo xaruntaaasi oo ay wax ku bartaan gabdho laga kala keenay Baay, Bakool iyo Shabellada Hoose.
Masuuliyiinta ayaa markii ay halkaasi gaareen waxaa ay kormeero kala duwan ku sameeyeen qeybaha ay ka koobantahay xarunta iyagoo u kuurgalayay baahiyaha ka jira xarunta.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa