Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Mas’uuliyiinta Wasaaradaha Beeraha iyo Howlaha guud iyo guriyeenta injineero iyo madax kale ayaa waxay Wasaaradda qorsheenta Jubbaland kulan ugu qabatay xafiiska Wasaaradda iyagoona si wadajir ah ula kulmay wafuud ka socotay Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan beeraha ee FAO ujeedada kulanka ayaa ahaa in laga doodo kanaal ay Wasaaradda qorsheenta ay ka hirgalineyso Deegaanka buula bartire iyo Deegaanada ka ag dhow iyadoo kaashanaysa Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan beeraha ee FAO.
Maxamed Cali Samow.ayaa fah-faahinaya