Masuuliyiin ka tirsan Jubbaland oo kulan la qaatay Ganacsatada Deegaanka Raaskaamboni.

0
55

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qaar kamid ah labada Gole ee Dowlad Goboleedka Jubbaland oo maalahan howlo shaqo u joogay Deegaanka Raaskaamboni ee Gobolka Jubada Hoose ayaa waxaa ay kulamo xog wareysi ah la yeesheen Ganacsatada Deegaanka Raaskaamboni.

Wasiirka wasaaradda Ganacsiga Jubbaland, Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluuga iyo qaar kamid ah Xildhibaanada Jubbaland ayaa kulan la qaatay Ganacsatada.

Maxamed Cali Samow.ayaa fah-faahinaya